Loading...
HomeMy WebLinkAbout2013-03-27 - Open House - Comprehensive Plan Update (Af Soomaali)DIB U CUSBOONAYSIINTA QORSHAHA DHAMAYSKA TIRAN— MAXAAD U MALAYNAYSAA? WAA MAXAY QORSHAHA DHAMAYSKA TI- RANI? Qorshaha dhamayska tiran ee Tukwila waa warqadda hagista ama sawir farsameed nashqado lag u sawiro xaashi xasaasi ku ah ilayska oo ku saabsan siday u maarayndoontaa koboca iyo horumarka mustaqbal 20 sano ee soo socda. Qorsha waxa la qaatay 1995, wax - aana dib loo cusboonaysiyay 2004 tii, iyadoo ayjiraan fursado in horumar Iagu samayn karo sanad kasta. Qorshaha Dhamayska tirani waxa uu bixinayaa qaab dhismeed debecsan si Ioola qabsado xaaladaha dhabta ah geedi socodka wakhtiga. "Gudaha nuxur° ahaan waxa uu ka kooban yahay qaab dhismeedka Qorshaha Dhamayska tirani waa walxaha isticmaalka dhuleed, isgaadhsiinta gaadiidka, guriyaynta, horumarka dhaqaale, qorshaynta mashaariicda caasimada, adeegyada iyo deegaanka. GURI FURAN gudaha bisha MAARSO 27, 2013 -- LA WADAAG FIKRADAHAAGA DIB US CUSBOONAYSIINTA QORSHAHA DHAMAYSKA TIRAN! Arbacada, 27 Maarso, 2012 4:30 ilaa 6:30 fiidnimo. (Kaalay wakhti kasta saacadahan gudohood) Goobta bulshada ee Tukwila 12424 42naad Wadada Koonfureed, Tukwila Waxaad helidoontaa fursadaha si aad u waydiiso su'aalo ku saabsan Qorshaha Dhamayska tiran waxaaanad barantoodaa waxa badan oo ku saabsan is bedela la soo jeediyay. LIISKA DIRISTA FARIIMAHA EMAYLKA iyo BOGGA INTERNETKA — Kaadhkani waxa uu noqondoonaa ka aanu kaala soo xidhiidhno ee waraaqaha boostada! Xidhiidhka mustaqbalku waxa uu noqon doonaaa fariimo emayl oo keliya. Fadlan ku soo biir liiska aan waraaqaha u dirno 0o eeg bogga interneka si aad xog uga hesho ku saabsan dib u cusboonaysiinta Qorshaha Dhamayska tiran xaga TukwilaWA.gov /CompPlan.html. Su'aalaha? Kala la xidhiidh Rebecca.Foxaa,TukwilaWA.gov ama 206 - 431 -3670. Inta Iagu guda jiro 2013 iyo 2014, Tuwila waxay dib u eegi doontaa oo dib cusboonaysiin doon- taa Qorshaha Dhamayska tiran iyo shuruucda horumarinta sida ay uga baahato Xeerka Koboca Maaraynta ee Gobolka Washington. Ee 30ka Juun, 2015 tahay wakhtiga loo qabtay ee kama dambaysta ah, Tukwila waxay qaadan doontaa dib u eegid kasta oo loo baando sidaas darteedna Qorshaha Dhamayska tirani 1) uu daboolo shuru- ucda gobolkoo dhan ama qorshaynta goboleed, iyo saadaasha koboca, 2) waxanu sawir buuxa ka muujinayaa waxayaabaha ahmiyada bulshada ah ee Iagu cadeeyay qorshaha istaraatiijiyadeed ee Tukwila ee dhawaan la qaatay, iyo 3) way fudadahay in Interneka Iagu isticmaalo. Intii Iagu jiray 2013 kii, Adeegyada, iyo Qor- shaynta Mashaariicda caasimada, Isgaadhsiinta Gaadiidka, Deegaanka Dabiiciga ah, Southcenter/ Goobta Tukwila ee magaaleed iyo Bulshada muuqaalka Cutubyada ayaa laga hadli doonaa, siiba faahfaahin dib loo cusboonaysiiyay oo ku saabsan cutubka Shoreline. Inta Iagu jiro 2014 waxaanu ku talaabsan doontaa Horumarinta Dhaqaalaha, Guriyaynta, Xaafadaha la dege- nyahay, Koonfurta Tukwila, iyo Marinadda is Gaadhsiinta gaadiidka.